Второзаконие 4:15 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 4:15

picture

И така, внимавайте добре за себе си (защото в деня, когато Господ ви говорѝ на Хорив изсред огъня, вие не видяхте никакъв образ),


Haddaba aad u digtoonaada, waayo, wax qaab leh ma aydaan arkin cayn kasta ha ahaadee maalintii Rabbigu dabka dhexdiisa idinkala hadlay oo aad joogteen Buur Xoreeb,

Continue reading Report error