Второзаконие 2:23 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 2:23

picture

и кафторците излязоха от Кафтор и изтребиха авейците, които живееха в села чак до Газа, и се заселиха на мястото им.)


Oo reer Caw oo degganaa tuulooyin tan iyo Gaasa yiil waxaa wada baabbi'iyey oo meeshoodii degay reer Kaftoriim oo ka soo baxay Kaftoor.) Boqorkii Xeshboon Oo Laga Adkaaday

Continue reading Report error