Ю жната царица ще се яви на съда с това поколение и ще го осъди, защото тя дойде от краищата на земята, за да чуе Соломоновата мъдрост; а, ето, тук има повече от Соломон. Завръщане на нечистия дух
Boqoradda koonfureed waxay xisaabta la kici doontaa dadka qarnigan, wayna xukumi doontaa, waayo, waxay ka timid meesha dhulka ugu shishaysa inay xigmadda Sulaymaan maqasho, oo bal eeg, mid Sulaymaan ka weyn ayaa halkan jooga. Jinnigu Waa Ku Noqday Meeshuu Ka Baxay
Continue reading Report error