Изход 40:7 ~ Baxniintii 40:7

picture

И да сложиш умивалника между шатъра за срещане и жертвеника и да налееш вода в него.


Oo berkedda weysadana waxaad dhigtaa teendhada shirka iyo meesha allabariga dhexdooda, waana inaad biyo ku shubtaa.

Continue reading Report error