2 Летописи 3:7 ~ Taariikhdii Labaad 3:7

picture

О бкова още със злато дома, гредите, вратите, стълбовете и стените му; и извая херувими по стените.


Oo gurigiina iyo alwaaxdii saqafka haysay, iyo fayaaradihiisii, iyo derbiyadiisii, iyo albaabbadiisiiba wuxuu ku dahaadhay dahab, oo derbiyadana Keruubiim buu ku xardhay.

Continue reading Report error