2 Летописи 21:4 ~ Taariikhdii Labaad 21:4

picture

А Йорам, когато се издигна на бащиното си царство и се закрепи, изби всичките си братя с меч, също и неколцина от Израелевите първенци.


Haddaba Yehooraam markuu boqortooyadii aabbihiis fuulay oo uu aad u xoogaystay ayuu walaalihiis oo dhan seef ku laayay, iyaga iyo kuwo kale oo ah amiirradii dadka Israa'iil.

Continue reading Report error