3 Царе 2:34 ~ Boqorradii Kowaad 2:34

picture

Т огава Ванайя, Йодаевият син, влезе, нападна го и го уби. И Йоав беше погребан у дома си в пустинята.


Markaasaa Benaayaah ina Yehooyaadaac tegey, oo intuu ku kor dhacay ayuu dilay, oo waxaa lagu aasay gurigiisii cidlada ku yiil.

Continue reading Report error