3 Царе 14:27 ~ Boqorradii Kowaad 14:27

picture

В место тях цар Ровоам направи медни щитове и ги предаде в ръцете на началниците на телохранителите, които пазеха вратата и царската къща.


Oo Boqor Rexabcaam ayaa meeshoodii ka sameeyey gaashaammo naxaas ah, oo wuxuu u dhiibay saraakiishii waardiyayaashii albaabkii guriga boqorka dhawri jiray.

Continue reading Report error