1 Царе 10:23 ~ Samuu'eel Kowaad 10:23

picture

Т огава се завтекоха та го взеха от там; и като застана между людете, беше по-висок от всичките люде от рамената си и нагоре.


Oo intay ordeen ayay halkaas ka soo kexeeyeen, oo markuu dadkii soo dhex joogsaday, wuu ka dheeraa dadkii oo dhan garbihiisa iyo waxa ka sarreeyaba.

Continue reading Report error