Второзаконие 4:11 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 4:11

picture

В ие се приближихте и застанахте под планината; и планината гореше в огън до сред небето, и имаше тъмнина, облак и мрак.


Oo idinkuna waad soo dhowaateen oo waxaad istaagteen buurta hoosteedii, oo buurtiina waxaa ka qaxmayay dab samada ku tolan, oo waxaa jiray madow, iyo daruur, iyo gudcur qaro weyn.

Continue reading Report error