Второзаконие 29:2 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 29:2

picture

М оисей повика целия Израил и им каза: Вие видяхте всичко що направи Господ пред очите ви в Египетската земя, на Фараона и на всичките му слуги, и на цялата му земя;


Markaasaa Muuse u wada yeedhay reer binu Israa'iil oo dhan, oo wuxuu ku yidhi, Idinku waad wada aragteen wixii Rabbigu markaad Masar joogteen hortiinna ku sameeyey Fircoon iyo addoommadiisii oo dhan iyo dalkiisii oo dhan,

Continue reading Report error