Деяния 24:5 ~ Falimaha Rasuullada 24:5

picture

п онеже намерихме, че тоя човек е заразител и размирник между всичките юдеи по вселената, още и водач на назарейската ерес;


Maxaa yeelay, waxaannu aragnay in ninkanu yahay nin baas oo fidmad ka dhex kiciya Yuhuudda dunida joogta oo dhan, waana kan horgalaha u ah dariiqada Naasaraaniyiinta;

Continue reading Report error