2 Летописи 29:15 ~ Taariikhdii Labaad 29:15

picture

и те, като събраха братята си та се осветиха, влязоха според царската заповед, съгласно Господното слово, да очистят Господния дом.


Oo waxay soo wada ururiyeen walaalahood, oo intay isdaahiriyeen ayay guriga Rabbiga u galeen inay nadiifiyaan si waafaqsan amarkii boqorka ee ahaa erayadii Rabbiga.

Continue reading Report error