2 Царе 1:15 ~ Samuu'eel Labaad 1:15

picture

И Давид повика един от момците и рече: Пристъпи, нападни го. И той го порази та умря.


Dabadeedna Daa'uud wuxuu u yeedhay raggii dhallinyarada ahaa midkood, oo ku yidhi, U dhowow oo dil. Markaasuu dilay, isna wuu dhintay.

Continue reading Report error