Deuteronomy 19:3 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 19:3

picture

T hou shalt prepare thee the way, and divide the borders of thy land, which Jehovah thy God causeth thee to inherit, into three parts, that every manslayer may flee thither.


Oo waa inaad jidka hagaagsataan oo dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idin dhaxalsiinayona soohdimihiisa waxaad u qaybisaan saddex meelood in gacankudhiigle kastaaba halkaas ku cararo.

Continue reading Report error