Deuteronomy 15:21 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 15:21

picture

A nd if it have any blemish, as if it be lame or blind, any ill blemish whatsoever, thou shalt not sacrifice it unto Jehovah thy God.


Oo haddii curadku leeyahay iin ah addinla'aan ama indhala'aan, ama hadduu leeyahay iin xun wax kasta ha ahaatee, waa inaadan Rabbiga Ilaahaaga ah allabari ugu bixin.

Continue reading Report error