Proverbs 27:9 ~ Maahmaahyadii 27:9

picture

O il and perfume rejoice the heart; So doth the sweetness of a man's friend that cometh of hearty counsel.


Saliidda iyo cadarku qalbigay ka farxiyaan, Sidaas oo kalena waxaa nin ka farxiya macaanka saaxiibkiis oo ka yimaada talada qalbiga.

Continue reading Report error