Psalm 41:3 ~ Sabuurradii 41:3

picture

J ehovah will support him upon the couch of languishing: Thou makest all his bed in his sickness.


Rabbigu wuxuu isaga ku gargaari doonaa sariirta taagdarradiisa. Oo markuu bukana sariirtiisa oo dhan waad u hagaajisaa.

Continue reading Report error