Psalm 119:131 ~ Sabuurradii 119:131

picture

I opened wide my mouth, and panted; For I longed for thy commandments.


Afka aad baan u kala qaaday, oo waan harraaday, Waayo, waxaan u xiisooday amarradaada.

Continue reading Report error