2 Samuel 7:3 ~ Samuu'eel Labaad 7:3

picture

A nd Nathan said to the king, Go, do all that is in thy heart; for Jehovah is with thee.


Markaasaa Naataan wuxuu boqorkii ku yidhi, Tag, oo wax alla wixii qalbigaaga ku jira samee, waayo, Rabbiga ayaa kula jira.

Continue reading Report error