1 Samuel 18:7 ~ Samuu'eel Kowaad 18:7

picture

A nd the women responded as they laughed and frolicked, saying, Saul has slain his thousands, and David his ten thousands.


Oo dumarkiina midba midda kalay gabay u celisay, iyagoo cayaaraya, oo waxay yidhaahdeen, Saa'uul wuxuu laayay kumanyaalkiisii, Daa'uudna wuxuu laayay tobanyaalkiisii kun.

Continue reading Report error