Judges 10:3 ~ Xaakinnada 10:3

picture

A fter him arose Jair the Gileadite, and he judged Israel twenty-two years.


Oo kaas dabadiisna waxaa kacay Yaa'iir oo reer Gilecaad ahaa, oo isna wuxuu reer binu Israa'iil xukumayay laba iyo labaatan sannadood.

Continue reading Report error