Deuteronomy 8:16 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 8:16

picture

W ho fed you in the wilderness with manna, which your fathers did not know, that He might humble you and test you, to do you good in the end.


Oo intaad cidladii joogtay ayuu idinku quudiyey maanna aan awowayaashiinna aqoon. Waxaas oo dhan wuxuu u sameeyey si uu idiin hoosaysiiyo oo idiin tijaabiyo, si uu ugu dambaystiinna wanaag idiinku sameeyo,

Continue reading Report error