Deuteronomy 30:3 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 30:3

picture

T hen the Lord your God will restore your fortunes and have compassion upon you and will gather you again from all the nations where He has scattered you.


markaasaa Rabbiga Ilaahiinna ahu idinka celin doonaa maxaabiisnimadiinna, wuuna idiin naxariisan doonaa, oo mar kaluu idinka soo ururin doonaa quruumihii Rabbiga Ilaahiinna ahu uu dhexdooda idinku kala firdhiyey oo dhan.

Continue reading Report error