Deuteronomy 11:13 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 11:13

picture

A nd if you will diligently heed My commandments which I command you this day—to love the Lord your God and to serve Him with all your heart and with your entire being—


Oo haddaad aad u dhegaysataan amarrada aan maanta idinku amrayo oo ah inaad Rabbiga Ilaahiinna ah jeclaataan oo aad isaga ugu adeegtaan qalbigiinna oo dhan iyo naftiinna oo dhan,

Continue reading Report error