Song of Solomon 8:2 ~ Gabaygii Sulaymaan 8:2

picture

I would lead you and bring you into the house of my mother, who would instruct me. I would cause you to drink spiced wine and of the juice of my pomegranates.


Waan ku soo kaxayn lahaa oo waxaan ku gelin lahaa guriga hooyaday, Wax baadna i bari lahayd. Oo waxaan ku cabsiin lahaa khamriga xawaashka leh Ee biyaha rummaankayga laga sameeyey.

Continue reading Report error