2 Chronicles 7:17 ~ Taariikhdii Labaad 7:17

picture

A s for you, if you will walk before me as David your father walked, and do all I have commanded you, and observe My statutes and My ordinances,


Oo adiguna haddaad sidii aabbahaa Daa'uud oo kale hortayda ugu socotid, si aad u yeeshid wax alla wixii aan kugu amray oo dhan, oo aad u xajisid qaynuunnadayda iyo xukummadayda,

Continue reading Report error