2 Chronicles 19:3 ~ Taariikhdii Labaad 19:3

picture

B ut there are good things found in you, for you have destroyed the Asherim out of the land and have set your heart to seek God.


Habase ahaatee waxyaalo wanaagsan baa lagaa helay, maxaa yeelay, waxaad dalka ka saartay geedihii Asheeraah, oo qalbigaagana waxaad u diyaarisay inaad Rabbiga doondoonto. Yehooshaafaad Oo Magacaabay Xaakinno

Continue reading Report error