2 Chronicles 17:13 ~ Taariikhdii Labaad 17:13

picture

A nd he had many works in the cities of Judah, and soldiers, mighty men of courage, in Jerusalem.


Oo magaalooyinka dalka Yahuudah waxaa loogu dhex sameeyey shuqullo badan, oo Yeruusaalemna waxaa u joogay rag dagaalyahan ah oo xoog badan.

Continue reading Report error