1 Kings 19:7 ~ Boqorradii Kowaad 19:7

picture

T he angel of the Lord came the second time and touched him and said, Arise and eat, for the journey is too great for you.


Markaasaa malaa'igtii Rabbiga mar labaad u timid, oo intay taabatay ayay ku tidhi, Toos oo wax cun, maxaa yeelay, sodcaalku waa kugu dheer yahay.

Continue reading Report error