1 Kings 15:28 ~ Boqorradii Kowaad 15:28

picture

I n the third year of Asa king of Judah Baasha slew Nadab and reigned in his stead.


Oo isaga Bacshaa wuxuu dilay oo meeshiisii boqor ka noqday sannaddii saddexaad ee Aasaa oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah.

Continue reading Report error