1 Kings 14:20 ~ Boqorradii Kowaad 14:20

picture

J eroboam reigned for twenty-two years, and he slept with his fathers; and Nadab his son reigned in his stead.


Oo Yaaraabcaamna wuxuu talinayay laba iyo labaatan sannadood; markaasuu dhintay oo awowayaashiis la seexday, oo waxaa meeshiisii boqor ka noqday wiilkiisii Naadaab. Rexabcaam, Boqorkii Dalka Yahuudah

Continue reading Report error