1 Kings 13:9 ~ Boqorradii Kowaad 13:9

picture

F or I was commanded by the word of the Lord, You shall eat no bread or drink water or return by the way you came.


waayo, Erayga Rabbiga ayaa saas igu amray, oo yidhi, Waa inaadan kibis cunin, biyona cabbin, waana inaadan dib u sii qaadin jidkii aad soo martay.

Continue reading Report error