2 Samuel 13:7 ~ Samuu'eel Labaad 13:7

picture

T hen David sent home and told Tamar, Go now to your brother Amnon’s house and prepare food for him.


Markaasaa Daa'uud Taamaar gurigii ugu cid diray, oo ku yidhi, Orod oo waxaad tagtaa gurigii walaalkaa Amnoon, oo isaga cunto u samee.

Continue reading Report error