Acts 4:25 ~ Falimaha Rasuullada 4:25

picture

w ho by the mouth of thy servant David hast said, Why did the heathen rage, and the people imagine vain things?


kii Ruuxa Quduuska ah kaga hadlay afkii awowahayo Daa'uud oo ahaa midiidinkaagii oo yidhi, Quruumuhu maxay u cadhoodeen, Dadkuna maxay ugu fikireen wax aan waxba ahayn?

Continue reading Report error