Psalm 36:12 ~ Sabuurradii 36:12

picture

T here are the workers of iniquity fallen: they are cast down, and shall not be able to rise.


Xumaanfalayaashu halkaasay ku dhaceen, Iyaga hoos baa loo riday, oo mana ay kari doonaan inay mar dambe soo kacaan.

Continue reading Report error