1 Kings 10:28 ~ Boqorradii Kowaad 10:28

picture

A nd Solomon had horses brought out of Egypt, and linen yarn: the king’s merchants received the linen yarn at a price.


Fardihii Sulaymaan haystayna waxaa laga keenay dalka Masar, oo boqorka baayacmushtariyaashiisii ayaa raxan raxan u soo kaxeeyey, iyagoo raxanba iib gaar ah siiyey.

Continue reading Report error