Apocalipse 2:17 ~ Muujintii 2:17

picture

Q uem tem ouvidos, ouça o que o Espírito diz


Kii dheg lahu ha maqlo waxa Ruuxu ku leeyahay kiniisadaha. Kii guulaysta waxaan wax ka siin doonaa maannada qarsoon, oo waxaan siin doonaa dhagax cad, dhagaxa dushiisana waxaa ku qoran magac cusub oo aan ninna aqoon, kan hela mooyaane. Warqaddii Kiniisadda Tu'ateyra Loo Diray

Continue reading Report error