Atos 16:25 ~ Falimaha Rasuullada 16:25

picture

P ela meia-noite Paulo e Silas oravam e cantavam hinos a Deus, enquanto os presos os escutavam.


Laakiin abbaaraha habeenbadhka Bawlos iyo Silas ayaa tukanayay oo Ilaah gabay ku ammaanayay, maxaabiistuna way dhegaysanayeen;

Continue reading Report error