2 Crônicas 6:7 ~ Taariikhdii Labaad 6:7

picture

D avi, meu pai, teve no seu coração o propósito de edificar uma casa ao nome do Senhor, Deus de Israel.


Haddaba aabbahay Daa'uud waxaa qalbigiisa ku jiray inuu guri u dhiso magaca Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil.

Continue reading Report error