Muujintii - 20:6

picture

W axaa barakaysan oo quduus ah kii ka qayb gala sarakicidda kowaad; kuwaas dhimashada labaadi amar kuma laha, laakiinse waxay wadaaddo u ahaan doonaan Ilaah iyo Masiixa, oo waxay isaga wax la xukumi doonaan kun sannadood. Furniinka Shayddaanka Iyo Dagaalka Ugu Dambeeya

Continue reading Report error