Yashuuca - 24:27

picture

Y ashuucana wuxuu dadkii oo dhan ku yidhi, Bal ogaada, dhagaxanaa inagu marag furi doonee; waayo, wuxuu maqlay erayadii Rabbiga oo uu inagula hadlay oo dhan; sidaas daraaddeed wuxuu idinku noqon doonaa marag, si aydnaan Ilaahiinna u inkirin. Yashuuca Oo Lagu Aasay Dalkii La Ballanqaaday

Continue reading Report error