1 Tesaloniika 4:9 ~ 1 Thessalonians 4:9

picture

L aakiinse xagga jacaylka walaalaha loo qabo uma aad baahnidin in wax laydiin soo qoro, maxaa yeelay, idinka qudhiinnaba Ilaah baa idin baray in midkiinba midka kale jeclaado.


But as touching brotherly love ye need not that I write unto you: for ye yourselves are taught of God to love one another.

Continue reading Report error