Falimaha Rasuullada 10:33 ~ Faptele Apostolilor 10:33

picture

S idaas darteed markiiba cid baan kuu soo diray; oo si wanaagsan baadna u samaysay inaad timid. Haddaba sidaa darteed dhammaantayo halkan waa wada joognaa Ilaah hortiisa, inaannu maqalno waxyaalihii Rabbigu kugu amray oo dhan. Butros Wacdigiisii


Am trimis deci imediat la tine şi ai făcut bine că ai venit. Acum deci noi toţi suntem prezenţi aici, înaintea lui Dumnezeu, ca să auzim tot ce ţi-a poruncit Domnul!

Continue reading Report error