L aakiin Butros ayaa kacay oo xabaashii u orday, markaasuu foororsaday oo wuxuu arkay maryihii keligood oo meel yaal; markaasuu ka tegey oo gurigiis ku noqday isagoo ka yaabban wixii dhacay. Ciise Wuxuu U Muuqday Xertii Emma'us Ku Socotay
Continue reading Report error