Markos - 1:34

picture

O o wuxuu bogsiiyey dad badan oo cudurro kala cayncayn ah qabay, dadkana jinniyo badan buu ka saaray, oo uma oggolaanin jinniyadu inay hadlaan, waayo, isagay garanayeen. Ciise Gooni Ahaan Buu U Tukaday

Continue reading Report error