Markos 1:27 ~ ﻣﺮﻗﺲ 1:27

picture

K ulligoodba ayay la wada yaabeen, sidaa aawadeed iyaga dhexdooda way isweyddiiyeen oo yidhaahdeen, Waa maxay waxani? Ma wax barid cusub baa? Xataa jinniyadii wasakhda lahayd amar buu ku amraa, wayna yeelaan.


فَاندَهَشَ الجَمِيعُ، وَبَدَأُوا يَقُولُونَ بَعضُهُمْ لِبَعضٍ: «ما هَذا التَّعلِيمُ الجَدِيدُ؟ فَهُوَ يَأْمُرُ الأرواحَ النَّجِسَةَ بِسُلطانٍ فَتُطيعَهُ.»

Continue reading Report error