Hoosheeca 14:7 ~ Hosea 14:7

picture

O o kuwa hadhka hoos joogaana way soo noqon doonaan. Waxay u soo noolaan doonaan sida hadhuudhka oo kale, oo waxay u ubxin doonaan sida canabka oo kale. Udgoonkooduna wuxuu ahaan doonaa sida khamriga Lubnaan oo kale.


Those who live in his shadow will grow like grain and like flowers of the vine. He will be known like the wine of Lebanon.

Continue reading Report error