Yexesqeel 48:13 ~ Ezekiel 48:13

picture

O o meel soohdinta wadaaddada ku xigtana waxay reer Laawi ku lahaan doonaan dhul dhererkiisu yahay shan iyo labaatan kun oo cawsduur, oo ballaadhkiisuna yahay toban kun, oo dhererka oo dhammu waa inuu ahaadaa shan iyo labaatan kun, oo ballaadhkuna waa inuu ahaadaa toban kun.


The Levites will have land beside the religious leaders, as long as 12, 500 long steps and as wide as 5, 000 long steps. The whole length will be 12, 500 long steps, and the width 5, 000 long steps.

Continue reading Report error