Yexesqeel 28:17 ~ Ezekiel 28:17

picture

Q albigaagu quruxdaaduu kor isula qaaday, oo xigmaddaadiina waxaad la kharribtay dhalaalkaaga. Dhulkaan kugu xooray oo boqorro hortood ayaan ku dhigay si ay kuu arkaan.


“Your heart was lifted up because of your beauty; You corrupted your wisdom for the sake of your splendor; I cast you to the ground, I laid you before kings, That they might gaze at you.

Continue reading Report error